|
|
|
La Soco Time
- Qofka caaqilka ah dabka uu shido wuu demiyaa laakiin qofka doqonka ah dabkuu shido dad iyo duurba wuu gubaa. - Mar kasta haku fikirin inaad maal qabeen noqoto,hana ku fikirin inaad faqiir uun ahaato, laakiin ogow hodontanimada iyo faqiirtanimada inay u dhaxayso nolol iimaan sami ah. ilaaheey maalka wuxuu u abuuray inuu ahaado baasaboor jannada loogu dhoofo, laakiin dadka damaca waalan waxay u rogeen baasaboor naarta loogu dhoofo. - Waxaa soo jiida qalbiyada dadka ammaanada, runta,jacaylka iyo dhaqan wanaaga. - Xaqa wuxuu leeyahay ciidamo u adeega, waxaana ciidammadaas ka mid ah baadilka,
|
iskoris
Saddex Wax Bay Halaagtaa Ee Iska Jira 1- Kibirka. 2- Xaasidnimda iyo. 3- Adduun ku dadaalis.
|
Ninka ugu aqoon badan cilmiga naxwahaNin baa wuxuu u yimid nin aad u yaqaana cilmiga naxwaha si uu su'aal madaxa ka wareeriso u weydiiyo, wuxuuna yiri: Macalinow digaag ma macrifaa mise wa nakiro?. Macallinkii wuxuu yiri Marka la kariyo ee xeerada la soo saaro waa macrifo, laakiin marka ay suuqa marayso waa nakiro Ninkii wuxuu yiri Ma jiro qof kaaga aqoon badan dunidan aan joogno Cilmiga naxwada. |
OO MAXAA KU HILMAANSIIYEY DALKAAGII
saacad
islam
Contact Us
If you have any questions, comments or suggestions, please give us a call at 2542766247 or 25472716741 send an e-mail to |
Sedex Doqon
marbey 3 doqoni salaad wada tukadeen,intii ay salaada ku jireen buu wan gadaal kaga yimi kuna buubleeyey, mid ka mid ahaa ragii baa yiri isagoo salaada ku jira "war bal muxuu wanku naga doonayaa . kii kale oo u caqli celinaya baa isna yiri "war n
|
|
|